Xaaskayga ayaa ku riyootay anigoo labis qurux badan wata

Su’aasha:

Asc Daruur.com, xaaskayga ayaa ku riyootay anigoo labis qurux badan wata kadib waxay iwaydiisay halkeed tagaysa waxaanan ugu jawaabay salaadda jimcaha ayaan usocdaa

Xaaskayga ayaa ku riyootay anigoo labis qurux badan wata
Xaaskayga ayaa ku riyootay anigoo labis qurux badan wata

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nabad in reerkiina ku soo degi doonto, inshaa Allaah riyada waa riyo wanaagsan, noloshiinana inay sii fiicanaan donto, adigana inaad wax fiican heli doontid oo gurigaaga aad wax ugu tarayso.

Riyada Gadashada Daah cusub

 

يشير الحلم إلى السعادة والسلام اللذين ستنزل إليهما عائلتك، نأمل أن يكون الحلم حلما جيدا، وأن تكون حياتك أفضل، وسيكون لديك شيء جيد ويفيد منزلك.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More