Xaaskayga ayaa i khayaantay way ii qiratay ila taliya

Xaaskayga ayaa i khayaantay way ii qiratay ila taliya

Su’aasha:

Su’aashayidu waxa weeyan, wxn ahay wiil reer leh gabadh xaaskayiga iyo wiil ay idhashay marka gabadhan xaaskayiga waxan qaba mudo 8 sano ah marka waxa igu dhacday gabadhan xaaskayiga aya mudo 2 sano ku dhawaad ah wiil kale lasheekayisanasay kadib anigu intan xaaskayiga ka shikiyay ayan arinta si adag u baadhay o runtana ogaaday kabid gabadha xaaskayiga ayan wayidiyay marka inay khaladka sameesay way i qiratay waxayina igu dhah’day i cafi ana wan cafiyay lkn markan wayidiyay inay isheegto waxay ahayid sababta ama waxa ku kalifay inay khaladkan sameeyiso waxay igu jawaabtay ma garanayo aniguna jawaabteda kuma qancin iyo mida kalena waxa kalon wayidiyay wakhtigay wiilka kale la’sheekayisan jirtay habeen habenada kamid anigo gurigayiga safar ka aaday ayu wiilkay xirirka la lahayid 10 pm saaca aya guriga ugu imid marka waxan wayidiyay habeenka wiilku marku ku imid ma gogaldhaaf bad la sameesay waxay igu jawabtay maya marka aniguna jawaabteda kuma qancin e maxad ila talinayisa wll?.

Xaaskayga ayaa i khayaantay way ii qiratay ila taliya
Xaaskayga ayaa i khayaantay way ii qiratay ila taliya

Jawaabta:

Sheekada sida ka muuqato xaaskaaga waxay kuu qiratay inay nin kale sheeko ay la wadday, taas waxaa keeni karo sababo badan oo ay ka mid yihiin ninkaas inay rabtay markii hore waxaa kaloo dhici karto adiga inay kaa waysay hadal macaan ama sheeko fiican, si kaste hadday qalad gashay oo ay kuu qiratay qaladka waxaad fiirisaa siduu yahay xaalkeeda, haddii ay arintaas si dhab ah uga harto ay ka towbad keento waad cafin kartaa, taas ayaana fiican shakigana iska dhaaf, laakin haka joojinin kormeerka haddii aad aragto iyadoo falkaas u laabatay markaas go’aan adag ka qaado, haddii ay toosto waa sidii la rabay,  adigana waxaa lagaa rabaa inaad ku qanciso sariirta iyo sheekada iyo raaxada sidoo kale inaad kula dhaqanto si wanaagsan oo jacayl leh, dumarka qaarkooda marka ay ka waayaan raggooda ayay rag kale shukaansi iyo sheeko la galaan.

  1. Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah
  2. Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo
  3. Walwalka Iyo Fikirka Badan Dareenka Miyay Yareeyaan

As you can see from the story, your wife admitted to you that she had sex with another man.

This could be due to many reasons, including that man wanting her in the first place, or it could be that you missed out on a sweet talk or a good story.

However, if she made a mistake and admitted her mistake, you should look at her situation.

If she truly leaves the matter and repents, you can forgive her.

That is good and leave aside your doubts. But do not stop monitoring her.

If you see her going back to that behavior, then make a firm decision. If she wakes up, it is as expected.

You are also required to satisfy her in bed and talk and be comfortable, as well as to treat her well and lovingly.

Some women, when they lose their husbands, start dating and talking to other men.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More