Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa

Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan dareemaa

Su’aasha:

Ma daremo wax raaxo ah markan xaskayga u galmaanoyao guska mdaxisa waxan ka dareemaa kawaabyo wax raaxo ahna ma laha, guska ma damo wuu tagan yahay laakin waa raaxo ‘alaan, intaanan guursanin ka hor aad ayaan u siigaysan jiray ma la helaa daawo fadlan isoo jawaaba si dhaqsi ayaan ugu bahanahay.

Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan bahalka ka dareemaa
Xaaska markaan u tagayo kabaabyo ayaan bahalka ka dareemaa

Jawaabta:

Haddaad ka joogsato siigaysiga waxaad u baahan tahay waqti si dareenka maqaarka geedka ama xubinta taran uu usoo laabto waayo siigada waxay yaraysaa dareenka maqaarka xubinta taranka illeen gacanta way ka adag tahay maqaarka ama xuubka xubinta taranka naagta, sidoo kale hadda waa inaad iska yaraysaa galmada, cuntada fiican ku dadaal iyo hurdada iyo jimicsiga sidoo kale malab cun inshaa Allaah aayar aayar ayaad u fiicnaan doontaa.
Daawada siigada waa sidaas qofka raba inuu kasoo kabsado dhibaatada siigada ay u gaysato xubinta taranka iyo dareenka ninka.

Geedka Ginseng ayaa daawo u ah xaaladda kacsi darida halkan ka dawo

 

If you stop masturbation you need time to get the feeling of the skin of the plant or the genitals to return because masturbation reduces the feeling of the skin of the genitals because the hand is more difficult than the skin or the membrane of the female genitals, also now you have to reduce sex, strive for good food and sleep and exercise also eat honey hopefully you will be better gradually.
Toothpaus is the same for the person who wants to recover from the problem of masturbation in the genitals and the feelings of the man.

Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More