Xaaska galmada foorarka maxay u diiddaa
Xaaska galmada foorarka maxay u diiddaa
Su’aasha:
asxabey waxan rabaa inan idin weydiyo su’aal oon dad toos loo weydin karin taso ah xaaskayga aad bay u diidaa galmada ama wasmada foorarka, taasoo aan ka wado isticmalka siilka ama cambarka, waxay igu dhahaysaa marka aan dhaho waa xalaal qabkan dumarka dhiloyinka ayaa sameeyo aniga ma ihi gabar dhilo ah ee waxan ahay xaaskaaga, waxay kaliga ogoshahay inaan ugu tago jiif kaliya ma garanayo sidii aan u fahansiin lahaa, qofna ma weydin karno marka ma jiran culimo xaaraan ka dhigay ninka inuu naagtiisa foorariyo diinta maxay ka qabtaa galmada foorarka sidoo kale caafimaadka dhib miyay u kentaa raaxada noocaas ah fadlan waxan rabaa inaad jawaab fican isoo siisaan mahadsanidin.

Jawaabta:
Galmada foorarka haddii aysan ahayn duburta dumarka futada haweenka waa xalaal ninka iyo naagtiisa, wax dhib ma jiro waxaa laga yaabaa xaaskaaga inay horay u maqashay qaabkaas inay sameeyaan dumarka xunxun, diin ahaan waa xalaal, xaga caafimaadka marka laga hadlo sidoo kale dhib ma laha, kaliya waxaa jira dumarka qaar dhawaaq oo dhuusada oo kale ayaa kasoo baxo xubinta taranka marka ninka uu foorar ugu tagyo, taasna waxaa keena aariyada gasha meesha, sidoo kale waxayna u badan tahay dumarka ilmaha dhalay, taas haweenka qaar waxay ku noqonaysaa arin laga xishdodo, ninkeeda oo waxaa ka maqlaya taas waxaa arin yaxyax u keenta
Xadiis ayaa kusoo arooray inay galmada foorarka aysan xaaraan ahayn, Naska xadiiska waa kan:
(كَانَتِ اليَهُودُ تَقُولُ: إذَا جَامعهَا مِن ورَائِهَا جَاءَ الوَلَدُ أحْوَلَ، فَنَزَلَتْ: (نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ)) رواه البخاري
(Yahuuda waxay dhihi jireen hadduu ninka naagtiisa gadaal kasoo maro (asoo farjiga galinaya) ilmaha waxay imaanayaan iyagoo weershe ah, waxaa soo degtay (Naagihiin waa beerihiina saad rabtaan ugu taga))

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta
Foreplay, if it is not the woman’s vagina or anus, is permissible for a man and his wife. There is no problem. Your wife may have heard that some women do it. Religiously, it is permissible. From a health perspective, there is no problem either. However, there are some women who make a sound like a hissing sound when a man goes foreplay. This is caused by the sperm entering the area. This is also common in women who have given birth. For some women, this can be a source of shame, and when their husband hears it, it makes them feel embarrassed.