Site icon Daruur درور

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Su’aasha:

Waxan ahay gabar guurka ku cusub goor dhow ayan guursaday dhib aya i haysta oo dhan ninkayga marka uu i sitimanayo waan raxaystaa wax kla mid ah marka u farta igu raxaynao waan macansadaa wana biyabaxa lakin marka uu geedkisa ii galiyo raaxo ma dareemo caadi ayuu ila yahay farta marka uu igu salaxo ad ban ugu raxaysta maxa keeni karo waxaas ma cudur baa la dhihi kara.

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya
Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Jawaabta:

Waxa aad ka sheeganayso sababo badan ayuu u noqon karaa, waxaa ka mid ah: dareenka kintirka ama meesha kintirka laga jaray inaad ku leedahay dareen xoog badan taasna waxaa u badan gabdhaha da’da yar.

Waxaa kaloo dhici karta inaad u baratay gacanta, gabdho waxaa jira is fareeya oo farta ku raaxausta, marka raaxada farta ayaad la qabsatay taas waxay keenaysaa inaad ku raaxaysan weysid xubinta ninka ilaa aad ka joojinaysid isticmaalka farta oo aad ugu baranaysid xubinta, taasna nafsiyaadka ayay u noqonaysaa.

Dumarka farta ku raaxaysto way usoo barteen inta badan waso aragnay su’aalo badan layna soo weydiiyay oo ku saabsan arintan.

Waxaa kaloo dhici karto inaad wali ka bukan tahay farjiga oo xanuun uu ka jiro gudaha.

Si kaste ha ahaatee waxaa lagaa rabaa adiga iyo ninkaaga inaad isku fahantaan raaxaada.

 

Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa

What you are claiming about can be for many reasons, including: the feeling of a penis or where your penis was cut off you have a stronger feeling and that’s more common in young girls.

It may also happen that you have learned the hand, there are girls who gesture and enjoy the finger, when you have adapted the comfort of the finger that leads to you not enjoying the man’s organ until you stop using the finger and learn the organ, which is selfish for them.

Women who enjoy the finger have learned most of the time and we have seen many questions about this issue.

It is also possible that you are still sick of the vagina and there is pain inside.

However, you and your husband are required to understand each other in your comfort.

في عمومِ قَولِه تعالى: وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ * إِلَّا عَلَى أَزْوَاجِهِمْ أوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ * فَمَنِ ابْتَغَى وَرَاءَ ذَلِكَ فَأُولَئِكَ هُمُ الْعَادُونَ دليلٌ على تحريمِ الاستمناءِ، الذي يُسمَّى: (العادةَ السِّرِّيَّةَ)؛ لأنَّه عمليةٌ في غيرِ الزوجاتِ والمملوكاتِ ، فظاهرُ الآيةِ يدلُّ على أنَّه حرامٌ ظهورًا بَيِّنًا، ولم يَرِدْ في كتابِ الله ولا في سُنةِ رسولِ اللَّهِ شيءٌ يعارضُ ظاهرَ هذه الآيةِ، فالله تعالى لم يَسْتَثْنِ إلا نوعينِ، وهو قولُه: إِلَّا عَلَى أَزْوَاجِهِمْ أوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ، ثمَّ جاء بحكمٍ عامٍّ شاملٍ، وهو قولُه: فَمَنِ ابْتَغَى وَرَاءَ ذَلِكَ فَأُولَئِكَ هُمُ الْعَادُونَ، ولا شَكَّ أنَّ الناكحَ يدَه مِمَّنِ ابتغَى وراءَ ذلك، فهو داخلٌ في قولِه: فَأُولَئِكَ هُمُ الْعَادُونَ .
12- قولُه تعالى: وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ * إِلَّا عَلَى أَزْوَاجِهِمْ أوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ * فَمَنِ ابْتَغَى وَرَاءَ ذَلِكَ فَأُولَئِكَ هُمُ الْعَادُونَ فيه دليلٌ على حرمةِ إتيانِ البهيمةِ، وأنَّه معصيةٌ، فأيُّ شيءٍ وراءَ الأزواجِ ومِلْكِ اليمينِ يُعتبرُ عُدوانًا وظُلمًا .
13- في قوله تعالى: وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ * إِلَّا عَلَى أَزْوَاجِهِمْ أوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ * فَمَنِ ابْتَغَى وَرَاءَ ذَلِكَ فَأُولَئِكَ هُمُ الْعَادُونَ دليلٌ على أنَّ التعرِّيَ عند الجماعِ لا حَرَجَ فيه؛ لأنَّه إذا كان لا مَلامةَ في عدمِ سَتْرِ الفرجِ عندَ الجماعِ، فما سِواه مِن بابِ أَولى . الدرر

Exit mobile version