Xaakada soonka ma jabisaa

Su’aasha:

ASC manta alx wan soomay lakin waxaa I dibay canduf iyo xaagada wan ogahay canduufta inay Soonka waxba udibin lakin xagada Soonka miyay jabisa marka qar xakada duunta ayay I farisata markan canduufta liiqo ayan dareema marka marka xagada Soonka wax miyay udibta Culimada maxay iskugu khilaafeen kesa xoog badan.

Xaakada soonka ma jabisaa
Xaakada soonka ma jabisaa

Jawaabta:

Waxa ku dhibaya waa waswaaska, xaakada haddii ay kugu fakato ama candhuufta ay raacdo adoon u qasdin soonkaaga ma jabiso , dadka waswaaka badan ayaa maantoo dhan candhuufta tufa marka shaydaanka meelahaas ayuu dadka kasoo galaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More