Riyada weerarka shinbiraha madmadow

Riyada:

Waxan ku riyoday shinbiro badan o madmadow o naso werarayo wan iska celinay kadib gadal ayey waxay kanoqden inta wajiga ah shinbir ayey ka tahay gadalna waxay katahay bini adam iga so jawab wll.

Riyada weerarka shinbiraha madmadow
Riyada weerarka shinbiraha madmadow

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan oo raba sirtaada inay ogaadaan shinbiraha mararka qaar waxaa lagu fasiraa dad degdegaya haddii ay kusoo weeraraan, marka dadkaas waxay rabaan inay noloshaada wax ka ogaadaan, waliba adiga iyo dadka kula socday ayay dan ka leeyihiin dadkaas.

Sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa in waajib ay tahay inaad towbad keennto shinbiraha madmadow waa dambi marka si kaste ha noqoto dad raba inay sir kaa ogaadaan ama dambi aad samaysay waa digiin naftaada ku laabo oo is xisaabi.

Halkan ka daawo faahfaahinta riyada shinbiraha

 

The dream indicates that there are people who want to know your secret. Birds are sometimes interpreted as people who rush in if they attack you. So these people want to know about your life, and they are also interested in you and the people who were with you.

The dream also indicates that you must repent. Birds are a sin, so in any case, whether it is people who want to know your secret or a crime you have committed, it is a warning to go back to yourself and take stock.

Leave a Reply