Wiilka qaabka uu ugu ukunta nin Islaamika caayay Video
Ninkan oo islaamka meel uga dhacay.
marka muslimiinta lagu laayay New Zealand.
wuxuu yiri islaamka ayaa sabab u ah waxyaalaha ka dhaco dalalka reer galbeedka.

isagoo aad u dhaliilay qabilitaanka dadka msulinka ah.
islmarkii wiil yar ayaa ukun madaxa kaga dhuftay.
wiilka ayuu isagana gaaracay.
daawo muuqaalka:

Wilkan oo iska dhigay qof duubi rabo wuxuu ku kadiyay ukunta: