Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo sawiro iyo Video

Somali young caught posing as girl to travling to UK

Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo sawiro iyo Video

Waa dhaco ka dhacday dalka Turkey, wiil soomaaliyeed oo la sheegay inuu naag iska dhigay siduu u gali lahaa dalka UK.

Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo
Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo

gabar soomaali ah oo ay saaxiibo yihiin ayaa baasaboorkeeda usoo dirtay siduu ugu soo dhooofo, wiilka waxaa lagu qabtay Esenboğa  airport oo ku yaalla magaalada Ankara ee caasimadda Turkey, wiilka oo xirnaa dharka dumarka sidoo kale make up ayaa u saarnaa.

marka laga shakiyay ayaa lagala soo baxay dadka socdaalka ku jray markaas ayaa la qabtay. soomaalida dhinac kaste ayay u maraan sidii ay ugu gali lahaayeen leen bug ah dalalka yurubta, waxaa jira dhacdooyin tani la mid ah. dhacdadan waxay dhacday 12 Febraayo 2020.

muuqaalkan daawo waa marka laga feydayay madaxa.

 

 

Dareenka Iyo Kacsiga Badan Maxaa Lagu Xalinkaraa?

It is a robbery in Turkey, a Somali boy who is said to have pretended to be a woman how to enter the UK.
A Somali girl who is a friend of her sent her passport to get it. The boy was arrested at Esenboğa airport in Ankara, the capital of Turkey, and the boy wearing women’s clothes was also on a make up.
When the suspects were released from the migrants, they were arrested. Somalis go to all sides to get to the European countries, there are similar incidents. this event took place on 12 February 2020.

Watch this video is when it was removed from the head.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More