Asc dr waxaan ahay qof 17 jir ah waxaan kuwaydiin lahaa dr maalinkasta ama 24 saac waxaan siigaystaa sadexjeer dr cuntadana sifiican ayaan uqaata markaa dr nafaqo daro makala kulmi karaa ama caato nimo
Dr sidoo kale waxaan kuwaydiin lahaa dr siigada dhererka qofka miyay joo jisaa oo waa lahubaa 100% sidoo kale dr 3jeer saameyn maku yeela naysaa dherer kayga jawaab wcn dr thanks.
Jawaabta:
Su’aalo badan oo tan la mid ah ayaan ka jawaabay, webka ayaad ka heli kartaa, waxaa fiican inta aadan su’aasha soo dirin inaad ka raadiso webka su’aasha aad rabto inaad weydiiso adoo erey ka mid ah adeegsanaya.
Xalkaaga wuxuu ku jiraa inaad iska deyso siigada dhib badan ayay leedahay xataa haddii aad cunto nafaqo leh cunayso, nafsiyan ayaad u jirranaysaa, faahfaahin badan ayaad ka helaysaa webka daruur halkaan ka gal