Wiifowga Axmed Madoobe amin arts muxuu ka wadaa
Swing in politics between Kenya and Somali
Wiifowga Axmed Madoobe amin arts muxuu ka wadaa

Amin arts oo ka sameeyay Video cartoon ah Axmed Madoobe oo wiifow lagu riixayo, waxaana riixaya madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,
sawirada videowga waa kuwan:
Axmed madoobe marka dambe wiifowga waa laga ridayaa, waxay u eg tahay in dadka uu isu haleynayo ay ka tagi doonaan.
Posted by Amin Amir page-ka Ra’iga on Sunday, July 21, 2019