Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh

Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh

Su’aasha:

Acs bahda daruur waad ku mahadsantihiin sida fiicn ii umada soomaaliyeed ugu adeegtaan ilaahey ha idinka awaal mariyo.
Marka aan uso laabto su,aasheyda wll waxn maqley dad isku heysta marada hadey kaadi leedahy ama saxaro weysada wey buriyaan marka maxaa ka jira jawaab wcn.

Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh
Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh

Jawaabta:

Weysada kuma jabto najaaso hadday ku gaarto,  kaliya waxaa waajib kugu ah inaad iska dhaqdo najaasada, jirka iyo dharka, weysada waxay ku jabtaa waxyaalaha lagu caddeeyay kutubta fiqiga qaar xataa madaahibta islaamka way isku khilaafsan yihiin.
Waxaa ka mid ah waxyaalaha weysada jabiya qofka labadiisa waddo (xubnaha taranka iyo dabada) inay wax ka soo baxaan saxaro ama kaadi iwm. iyo hurdo iyo taabashada dumarka iyo taabashada xubnaha taranka iyo hilib geel qofka inuu cuno culimada qaar ayaa qaba, sidoo kale taabashada naagta iyadana waa laysku khilaafsan yahay.
Laakin nijaaso si kaste hadday kuusoo gaarto weyso kaama jabin karto, tusaale ahaan haddii jirka kaadi ama saxaro iwm ah ay kaa gaaraan waysadaada sidaas kuma jabayso.

 

Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa?

If it reaches you, you are obliged to wash your skin, body and clothes. The woman does not break with what has been proven in some books of philosophy, even the Islamic scholars disagree.
Among the things that break a person’s two paths (genitals and tail) are the things that break the urine or urine, etc. and sleep and touching women and touching the genitals and camel meat the person has to eat, and the touching of the woman is also contradicted.
But if impurities do not reach you, it cannot break you, for example, if you have urine or feces, etc., it will not break.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More