Weeraha fudfudud waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu muhimsan marka luuqad la baranayo, luqad kaste waxaa laga bilaabayaa weedhaha fudud, halkan waxaad ka arkaysaa weero dadka aad iyo aad ay u adeegsadaan, marka waxaa la rabaa qofka inuu ku dadaallo habka loo kordhiyo luqada.
Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka u baahan in la dabagalo, waayo waa luqad si dhaqsi isu badasho mar kaste waxaa dhisma weero cusub.