Webyo Google oo kale ah wax gaar ah laga dhex raadin karo
Dadka wax ka baara internetka kaliya waxay inta badan wax ka baaraan webka Google, laakin waxaa jira webyo si khaas wax looga baari karo gaar ahaan buugaagta iyo qoraallada aqoonta ku salaysan.

Asc dr waxaan rabaa inaa ii sheegto sidaan u isticmaali lahay daawada ginseng maadaama aan dalbaday oo la ii keenay waa miro madmadoow oo faro badan xoogaan shiiraayo jawaab wacaan dr
Waxaa ugu fiican inaad malab ku qasto oo subax kaste aad qaaddo ka cabto, qaabab kalana waad u isticmaali kartaa sida inaad wax yar aad caano kulul ku darsato kaddib sida shaaha oo kale inaad u cabto ama inaad isagaba dhuudhuuqdo sida qof sanjabiil ruugaya oo kale, hana iska badnin