Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka

Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka

Su’aasha:

Ninka raga xulbada miyay siin kartaa awood xaga galmada maxase ay u roon tahay caafimaad ahaan qof marka uu cuntada ku darsanayo.

Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka
Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka

Jawaabta:

Xulbada waxay ka mid tahay dhirta daawada ah, raga iyo dumarka wax badan ayay u tartaa.

Waxaa ka mid ah jirrooyinka caloosha sida laabjeexa iyo finka iyo nabraha jirka.

Waxay qurxisaa maqaarka jirka.

Xaga galmada way u fiican tahay ninka waxaa siisaa awood .

Dumarka waxay kordhisaa caanaha naasaha.

Wax badan ayaa laga faa’idaa xulbada.

Halkan ka daawo faa’idooyinka laga helo xulbada

 

Fenugreek is one of the medicinal plants, it is very beneficial for both men and women.

It is used to treat stomach ailments such as heartburn and indigestion, and skin wounds.

It beautifies the skin.

It is good for sexual performance, it gives men strength.

It increases breast milk in women.

There are many benefits of Fenugreek.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More