Site icon Daruur درور

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Su’aasha:

scw waxaan rabaa inad wax igga sheegtaan waxtarka qubada ma u roon tahay raga dhalinyarada oo siigada nafta ka qaaday sidee ugu fican oo laa isticmaali karaa fadlan faahfahin dheerad ayaan raba idinko mahadsan.

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada
Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Jawaabta:

Qubada waxay ka mid tahay cuntooyinka aad qofka ugu fiican xagga galmada waxaa aad loo adeegsadaa saliida qubaha oo ah saliid wadata macaan aad u badan oo si toos u xoojiso raganimada sidoo kale dhalmada, guud ahaan cuntada badda kaluunka noocyadiisa kala duwan waa cuntada ugu fiican oo lagu daaweeyo dadka aan awoodin galmo inay sameeyaan ama aan in badan sameyn karin.
Waliba waxaa la sheegay qubada in qofka ay daaweyso biyabaxa degdega marka uu adeegsanayo mar kastoo cunto uu cunayo inuu saliidaas istcmaalo.

Marka wixii awoodda galmada xoojinaya si toos ayuu u daaweyn karaa dhibaatooyinka ay siigadu qofka ku reebayso xagga tabardarida iyo biyabaxa degdega.

waxtarka saliida qubada
waxtarka saliida qubada

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

In English

Sea turtles is one of the best foods for the person in terms of sex it is widely used in coconut oil which is an oil that carries a lot of sweetness and directly strengthens masculinity also fertility, generally seafood various kinds of fish are the best food to treat people who are unable to have sex or can’t do much.
However, it has been reported that the person treats acute ejaculate when using it every time they eat food to use that oil.

When anything that strengthens sexual power can directly treat the problems that the sex leaves the person in terms of weakness and sudden ejaculate.

Waxtraka basasha

 

Exit mobile version