Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha
Dad badan soomaali ah waxaa laga yaabaa inaysan cunin madaxa xoolaha ama wadnaha ama xiniinyaha ama caloosha ama carrabka ama maskaxda.
Laakin waxyaalahan aan soo sheegnay waxay leeyihiin faa’idooyin badan aan lasoo koobikarin.
Waxaa la sheegay carrabka iyo xiniinyahay inay raga aad ugu roon yihiin.
Waxay badiyaan biyaha manida, ninka dhalmada ay ku adag tahay aad bay ugu roon yihiin qofka ay haystaan dhibaatooyinka tayada shahwada.
Marka si fiican loo karioyo qofka wuu ka helayaa dad koonfurta ku nool qaar baa cuna, laakin soomaalida ku nool waqooyi iyo meelaha u dhow ma jecla inaan cunaan alaabahan.
Many Somalis may not eat the head of animals or heart or gums or stomach or tongue or brain.
But these things we have mentioned have many innumerable benefits.
It has been said that tongue and gum are very good for men.
They increase sperm water, and the man who has difficulty giving birth is much better for the person who has sperm quality problems.
When it is well cooked, people in the south can find that some people in the south eat it, but Somalis living in the north and nearby areas do not like to eat these products.