Waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno ama weelka waxay ahayen dhoobo cad cad isago online ku ibinaya social media kama shaqeyo shaqadas a sidisa cadigana.

Waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno
Waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu guur kuusoo dhow yahay haddii aad tahay gabar wali la guursanin, haddii lagu qabo ninkaaga ayaad ka heli doontaa daryeel aad u wanaagsan oo noloshiina qurxinaya, riyada alaabta guriga maacuunta waa riyo tilmaamayso xasiloonida qoyska ama lamaanaha iyo wanaaga guriga dhex yaalla.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More