Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel
Riyada:
Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey ano niman u eeg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel buura ah oo dhaadher oo jarar ama meel aad ka Baqeysid ina ka dhacdiid kadibna aan leyahey حسبی الله و نعم الوکیل waliba aan kusoo cel celinayo xasbalada
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad dhib badan oo aad la joogto oo ku dhibi doono
Gaar ahaan meesha aad ku nooshahay degan marka digniin ayay noqon kartaa riyada
Halkan ka daawo gabar riyo cabsi leh la tusay
Dreaming describes people who are struggling and you are with and will hurt you
Especially where you live living the dream can be warning