Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Riyada:

A S C, waxan riyo ku arkay nin aan isku qabiil nahay oo ganacsade ilaahay wax siiyay ah oo aan aad isku naqaano isago lacag isiinaya bal riyadan isoo fasira

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya
Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad kuu soo dhow waxaana sabab u noqonaya qof aad garanayso ama aad qaraabo tihiin.

Farxaddaas waxay ku saabsan tahay arrimo qiima badan oo mustaqbalkaaga la xiriira.

Waa riyo fiican

 

Halkan ka daawo riyada lacagta

 

The dream indicates happiness that is close to you and will be caused by someone you know or are related to.

This happiness is about important matters related to your future.

It is a good dream

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More