Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay
Su’aasha:
Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay oo lasiiyay markii lasiiyyay waxan laha waa loo dadab galiyay markiiba uur bay yeelatay iyadoo xaamila ah oon leeyay inmoyar weeye ilahayow u fududee foosha ninkiina uu sucuudigii kulaabatay waxan ku dhahay bishii maxuu kuusooo diraa say tiri 150 dollar wll maxy noqon kartaa.
![Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay](https://daruur.com//wp-content/uploads/Waxan-ku-riyooday-gabar-yaroo-walaashey-dhashay-oo-nin-sacuudiga-kayimid-uu-soo-doonay-300x169.jpg)