Waxan Ku riyooday dad duceysanayo

Su’aasha:

Asc gudomiye : waxan riyo Ku arkay dad meel fadhiyo oo duceysanayo Anna an la fadhiyo kadib waxan u jestay Qiblada qof ba Ila jeestay Qiblada mana Garanyo qofkas gacmaha Ayan kor u tagano ilah baan baryrenay Anago Qiblada u jeedna laakin dadkii kale Qiblada u ma jesan Ila labadena ma ahe marka maxay tahay riydan BAL

Waxan Ku riyooday dad duceysanayo
Waxan Ku riyooday dad duceysanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay khayr ku waafajin doono waxaa kaloo ku sugan riyada baraarujin oo ah in ducada lagu dadaalo wax kaste waxaa lagu gaaraa ducada iyo khayrka waa riyo fiican oo fasir weyn wadata

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More