Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce
Su’aasha:
Asc bahda daruur aad baan idiin salaamay
salaan kadib:-
Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce
Rakcadi 1aad uu sheekhu aad u dadajiyay
Kadin aan is idhi tii 2aad ka gaadh markan albaabka ka galay misaajidki een is idhu rukuucda ku gaadh ayuu dagdag ugasoo kacay rukuucdi markaasan diintisa caayay sheekhi kadib salaadi ban xidhay
Tolow maxay noqon karta riyadaasi😳
Waad mhadsantihiin
