Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro

Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro

Riyada:

A S C, waxan riyo ku arkay anigo jaamacad imtixaan kujira oo qaadanaya marka su’aalaha warqada ku qornayd waxay ahaayeen 10 suaalood waan ka shaqeeyay macalinki intu iga qaaday ayu i saxay kadib ayu warqadi isoo celiyay marka tobankii suaalood 2 mise 3 suaalood unbaa khalad iga galay inta kale si sax ah ayaan uga jawaabay lkn waxan ka yaabanahy jaamacad wayn waligay wax kamaan baranin ee waxaan wax ka bartay macad/college/ kaasna waxa igu dambaysay mudo 19 sano kahor ee bal riyadan isoo fasira

Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro
Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin adag inaad ka bixi doonto, waad ku guulaysanaysaa.

Imtaxaan jaamacadda hadda waxaa laga wadaa imtaxaanka nolosha iyo dhibka aad kala kulamayso.

Riyada waxay kuu tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii dhib ah kusoo waajaho.

 

Riyada waxbarashada halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will overcome a difficult situation, you will succeed.

The current university exam is a test of life and the difficulties you will face.

The dream indicates that you will overcome any difficulties you face.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More