Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon
Su’aasha:
Asc wll allaha ku barakeyo
Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon albabka aya u furan ubaxyo aya ku beeran darbiga waa dhir safan gaari aya dhaxda uga jiro dhirta waxan leyahay hab casri aye u dhisantahe markasan firiyay darbiga bananka waxa ku qoran “love” waba in lugu sharxay ereyga love darbiga qalin cas lugu qoray meel wax lugu barto aye ila ehed walalkey aya dhahy geedkan ayan raba aderkey aya so baxay markaso ku yiri wiilkii qaado ninka iska leh qaraabo dhow ayaad tihiin gedki ayu so gostay anigi aya dhahay iska daa meel aad ku talaasho maleh geedkan.
Jazakaallh
