Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday Su'aalaha 4 years ago Su’aasha: Asc waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday ayaan riyo ku sheekeesanay kadib ayaan dhahay soo bax aan xaafada aadne waxa uu i dhahay orad adiga aad aniga meel ka fiican ayaan joogaaye? Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday Jawaabta: Riyada waa riyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu meel fiican joogo, oo naxariis uu helay, sidaasna ayaannu u rajaynaynaa, waa riyo bishaaro ah.