Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga

Su’aasha:

Asc. Walal doqeyga wali lama kulmin qofne wali majeclanin lkn waxn ku guursada ka heli tan iyo calafka gurar badan aya iga halaba lkn saliga nabiga ayan aqriya marka aan aad uga fakaro doqeyga waxan ku riyoodaa nabiga ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga wayna igu soo noq noqta.

Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga
Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga

Jawaabta:

Riyada waa khayr qofkii nabiga (SCW) ku riyoodo inshaa Allaah khayr badan ayuu helayaa adduun iyo aakhiraba, riyada waa bishaaro, si fiican u badi saliga nabiga (SCW) inshaa Allaah wax murug ah ma arkaysid sida xadiiska kusoo arooray.

Inshaa Allaah qof wanaagsan ayaa Alle kuu sahlaya waad ku farxi doontaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More