Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar

Su’aasha:

Asc wll wad mahadsantihin waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar xata aabo joogo isagu wuxu ku jirey saf nin computer WADA dul tagnayen
Se anigu hablo la socdey mid waxay sidatey Waraaq marka dectorka ugee lagu lahaa wan isaso racney dectorka magaciisa ugu yedhaysey inanta kle ta warqad sidatey mahe takle waxy laheyd wakan dectorku hebal faarukh weye taklena laheyd ma maxamuudba layidha lba magacbu laha mahadsanid

Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar
Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar

Jawaabta:

Riyada waa bishaaro haddii qof jiran uu jiro waa caafimaadayaa haddii dhib jiro inshaa Allaah dhibka Alle wuu idinka qaadayaa, riyada waxay tilmaamaysaa wanaag waa riyo bishaaro ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More