Waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay

Su’aasha:

Riyo waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay oo dad isugu wacaya wa idulmiyay leh ayuub iguy iri ma ogtahay inan sinestay hada kahor ana saas markow.dhahay ayan naxay oo aamusay oo waxan ku fakaray wanayabana oo kaliyey istagay mel walasheyna wa i ag taagned waxan ahay marwo hada.

Waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay
Waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo arrin dhib iyo dood wadato, waa digniin iska jir in sumcaddaada wax soo gaaraan ka fogow dadka qaar oo raba inay xumaan faafiyaan siiba dadka adiga aad la dhaqanto, dumar iyo rag waxay ahaadaanba, gurigaaga ilaalso, riyada macne weyn ayay wadataa oo digniin ku salaysan.

You might also like
1 Comment
  1. Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee
    Xafsa says

    Ninka jassy kala dher within walidka iyo caruurtisa now katago caruurta asago jira walidka .oo.eey dayacman alle
    weyne maku cadaba made lohesta

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More