Waxan ka shakiyay intan danbe xaaskayga in geedkaygu si fiican u qancinaynin ee ila taliya
Waxan ka shakiyay intan danbe xaaskayga in geedkaygu si fiican u qancinaynin ee ila taliya
Su’aasha:
A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan gabadha xaaskayga waxan qabo 9 sano ku dhawaad xiligaan guursanayay waxay ahayd 18 jir hadana waxay jirta 27 jir markay dhashay kadib way buuratay marka ila muda 1 sano gaadhaya wxn ku arkay xubinteda taranka is’badal xiligan galmada la sameenayo bilaw’ga markan geedkayga galinayo si yaro fudud buu u’galaa mida kalena waxay ku raaxaysataa kaliya foorarka waliba markan geedkayga aad ugu riixo ayay macaan sata lkn sanad kahor sidan ma aheen markan geedkayga galinayay farjigeeda wuxu ahaa /tight/ ama cidhidhi markan ku riixona way xanuun san jiirtay marka ma waxa sabab u ah inu farjigeeda waynaaday oo geedkayguna yaraaday arinta faahfaahin iga siiya mahad sanid.
Jawaabta:
Isbadal wuu imaan karaa xagga ninka iyo xagga naagtaba, dhinac walba, xaaska marka ay dhasho farjigeeda wuu weynaadaa waana caadi, ninkana marka uu cayilo caloolna keeno geedkiisa wuu gaabtaa, laakin arinta adiga ku haysata uma malaynayo inay sidaas tahay, waxaa laga yaabaa dareenka xaaskaaga inuu yaraadey, naagta 10 caruur hadday dhasho oo ay dareen leedahay farjigeeda waa ciriiri, ciriiriga waxa keena waa kacsiga maxaayeelay murqaha fariga xiliga kacsiga way isku soo uruuraan, xoog ayay ninka u qaban kartaa gabadha markay kacsan tahay, marka ku dadaal xaaskaaga inaad kiciso sidoo kale inaad siiso cuntooyinka dareenka dumarka kor u qaada, sida kaluunka iyo basbaaska sanjabiisha toonta aad ayay dumarka ugu kacsadaan cuntooyinkaas.
Shakiga Badan Iyo Waswaaska Geerida Maxaa Daawo U Ah
Ninka Shakiga Badan Maxaa Lagu Daweeyaa