Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo socdo wadada waxan ka imaday waxbarashada waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo waxan is dhahay qofkan wu waalanyahe intusan ku arag ka orod wa so orday waxan arke naag wadada mareyso waan raacay dhinaca ani aan u lexday aye iila leexatay maad baxdid ayan dhahay wan ka cabsanaya ninkan aye i dhahde waxa imaday gabdho dhar jaale wato hal gabar aya u keentay ninkii gaari gacan wuu watay garigii ani io gabdho asxabteyda aya so baxne waxey ku sheekesanayan gabar kale oo wax nala barato ayagoo ku tilmamayo ine leedahay uur ee qarsoodi mid aya dhahesay saca waa la galay ane waan ku qoslaya waxe sheegayan.jazakaallh

Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo
Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdo ku saabsan gabar aad garanayso, dhacdadaas waxay noqon kartaa waxyaabo bulshada aan u fiicnayn in laga maqlo, sidoo kale sumacd daro wax leh ayay noqon kartaa, waxaa kaloo ay noqon kartaa digniin lagaaga digayo dadka aad la socoto oo laga yaabo inay ceeb kaasoo gaarto.

Riyada waa riyo cabsi leh Ilaahay sharteeda hakaa leexiyee.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More