Site icon Daruur درور

Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya

Su’aasha:

Wll waxan ahay marwo marka naasaha ayaa iga dhacay laba carurana wan haysta marka ma jirtaa daawo la orankaro way jojisa korninka nasaaha ama yaraynaysa.

Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya
Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya

Jawaabta:

Naasaha dhacay inta badan waxay ka dhashaan isbadalka jirka gabadhii buurnayd oo caato noqota ama naagta hooyo noqota dhalmada iyo nuugmada waxaas oo dhan waxay saameeyaan naaska haweeneyda, waxaa ugu fiican qaab dabiici ah in loo adkeeyo naasaha jimicsiga waa lagu adkeeyaa sidoo kale saliidda xulbada in habeen kaste lagu daliigo, waxaa kaloo u fiican cadaanka ukunta inta la dhufto ayaa la marinayaa naasaha 30 daqiiqo oo kale ayaa loo sugayaa haddib waxaa lagu dhaqayaa biyaha basasha la shiiday, kaddib biyo qaboob ayaa lagu raacsiiyaa, guud ahaan xulbada aad bay ugu fiican tahay naasaha dhacay xataa marka gabadha ay cunayso xulbada saameys ayay ku yeelanaysaa quruxda jirka iyo naasaha.

 

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

 

1- حليب الصويا
2- المكسرات
3- لبن البقرة
4- البابايا
5- الخضروات الورقية
6- المأكولات البحرية
7- بذور الكتان
8- الفواكه

1- Caanaha Suuyada (waxaa laga lisaa digirta suuyada la dhaho)  (soybean, soy bean, or soya bean )

2- Miraha looska iyo yicibta nooyadeeda kala duwan, (nuts)

3- Caanaha lo’da.

4- Babaayga.

5- Qudaarta caleeta ah. (sida ansalaatada, bagalka, koblaha iwm.)

6- Cuntada badda (kaluunka iwm.)

7- Miraha geedka kataanka. (Flax ama linseed)

8- Furuutiska. (Tufaaxa, qaraha, cambaha, iwm.)

Exit mobile version