Site icon Daruur درور

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay gabar jirta 23 ayan ahay wax barata wll mararka qaar dareenkayga waa normal marna waali ayan noqda Waxan dareema caajis fara badan iyo hoosta aanka dareemo boodbood iyo caajis markan wax dareemo guur Hada marabo astamahas waa maxay aya lays dhihi kara xiliga caadada haba ugu darnaato tankale marka arko wax dareenkayga kiciya gudaha wax ka dareema idon know.

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa
Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa

Jawaabta:

Dareenka kacsiga waa wax dadka ku abuuran siiba da’da aad sheegtay, dumarka qaar dareen xoog leh ayay leeyihiin,  caajiska wuxuu ka dhashaa marka uu jirka kaco oo dareenkii haddana damo taas waxay keenaysaa caajis iyo kor jajab.

Kacsiga dumarka xoogga leh wuxuu wataa boodbood xubinta taranka kasoo fulo taasna waxaa sababa u ah dhiigga wadnaha ka yimid oo dareenka qaabilsan ayaa xididaha kasoo buuxsama taas ayaa keenayso raaxada iyo boodbaadka naagta ay ka dareemayso xiliga kacsiga xubinteeda taranka.

Marka shahwada badan waxaa la rabaa inaad iska ilaaliso, niyaddaada ka saar wax kaste ku kicinaya, iska ilaali inaad daawato muuqaal dareen keenaya, iska ilaali inaad nin la sheekaysato, salaadda iyo quraanka ku dadaal ilaa aad ka guursanayso, waayo kacsiga qofka wuxuu ku ridi karaa meel daran.

Qofka marka uu kaco caqligiisa nus ayaa taga, waxa uu samaynayo ma garanayo marka uu dhamaysto ayuu soo helayaa miyirkiisa.

 

Gabar aan laqabin oo dareenku kubadanyey xiliga caadada ay ka daahirto

 

والقوة النفسانية تشتمل على قوتين هي كالجنس لهما: إحداهما قوة مدركة والأخرى قوة محركة.

والقوة المدركة كالجنس لقوتين: قوة مدركة في الظاهر وقوة مدركة في الباطن. والقوة المدركة في الظاهر هي الحسية وهي كالجنس لقوى خمس عند قوم وثمان عند قوم.

وإذا أخذت خمسة كانت قوة الإبصار وقوة السمع وقوة الشم وقوة الذوق وقوة اللمس.

وأما إذا أخذت ثمانية فالسبب في ذلك أن أكثر المحصلين يرون أن اللمس قوى كثيرة بل هو قوى أربع.

ويخصون كل جنس من الملموسات الأربع بقوة على حدة إلا أنها مشتركة في العضو الحساس كالذوق واللمس في اللسان والإبصار واللمس في العين وتحقيق هذا إلى الفيلسوف.

والقوة إحداها: القوة التي تسمى الحس المشترك والخيال: وهي عند الأطباء قوة واحدة وعند المحصلين من الحكماء قوتان.

فالحس المشترك هو الذي يتأدى إليه المحسوسات كلها وينفعل عن صورها ويجتمع فيه.

والخيال هو الذي يحفظها بعد الاجتماع ويمسكها بعد الغيبوبة عن الحس والقوة القابلة منهما غير الحافظة

Exit mobile version