Site icon Daruur درور

Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo

Su’aasha:

waxan jiraa 27 sano waxaa lay qabaa 6 sano wax ka badan ilaa hada wax ma dhalin aniga iyo ninkeyga waan is baarnay wax dhib ama cudur reebaya dhalmada ma jiro maxaa la dhihi karaa oo keenay dhalma la’aanta.

Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo
Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo

Jawaabta:

Dhalma la’aanta ama madhalysnimada kaliya kama timaado cudur ama jirro ninka iyo naagta haysata, sababo badan ayaa keeni kara, mararka qaar sababta xataa lama ogaan karo, inshaa Allaah baryada Alle badso sidoo kale ku dadaala adiga iyo ninkaaga cuntooyinka u roon gogosha, malabka saafiga iyo xabad sowdada, iyo waxyaalaha lagu xoojiyo biyaha raga sida geedka ginseng oo aad ugu roon xaaladahan oo kale,  inshaa Allaah Ilaahay ayaa faraj keenaya.

Exit mobile version