Waxaan siigaystaa 7 jeer dhib intee la eg ay ii keeni kartaa

Su’aasha:

Dr maalin kaste waxaan siigaystaa 7 jeer dr hadii aan sifiican ucuno cuntada 3 wakhtiba tusaale Ahaan cuntadeena caadiga ah ee iska normal ka ah sida Bariiska iyo baastada iyo Quraacda subixii hadii aan intaa sifiican ucuno siigada wax may iyeelaysaa jidh ahaan dherer ahaan iyo Awood Ahaanba Mahadsanid dr.

Waxaan siigaystaa 7 jeer dhib intee la eg ay ii keeni kartaa
Waxaan siigaystaa 7 jeer dhib intee la eg ay ii keeni kartaa

Jawaabta:

Cunto kaste haddaad cunayso xataa siigada dhib ayay kuu keenaysaa, hadaad naftaada jeceshay ma aadan siigaysan lahayn laakin maalin ayaad ka shallayn  doontaa siigada dhibka ay kuu geysan doonto, hadda waxaad dareemaysaa yaxyax iyo cabsi marka aad dadka la hadlayso waxaad u malaynaysaa dadka inay ku og yihiin inaad seegaysato, taas waxay kuu keenaysaa cudur nafsi ah aan kaa hari doonin, ma aha kaliya dhibka jirka kaaga imaan karo.

Waxaan ku leeyahay siigada iska jooji intaysan balwad sida daroogada oo kale kugu noqonin, waxaad arkaysaa raga qaar marka ay guurasadaan musqusha siigo ayay kula dhuuntaaan iyagoo naago xalaal ah qaba, ayay waddo xun xaaraan ah aadayaan.

You might also like
2 Comments
  1. Wiil diyaano marsaday oo ka shallaynaya
    Deeqow says

    Dr aniga bishii waxaan ku siigesstaa 5 bari ama 3 bari dhib intee la ek ayaan kaaga dhaahlan 0karaa

    1. Wiil diyaano marsaday oo ka shallaynaya
      Daruur says

      marka su’aalaha la furo barta su’aalaha kusoo dir

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More