Waxaan riyo ku arkey wiil aan khadka isku baranay

Su’aasha:

waxaan rabey inaad ii fasirtaan waxaan riyo ku arkey wiil aan saaxiibo qaali ah aanahay oo aan waligey toos u arkin qadka uun iska baraney oo aan salaamaayo aniga waliba xabadka isgalineyno

Waxaan riyo ku arkey wiil aan khadka isku baranay
Waxaan riyo ku arkey wiil aan khadka isku baranay

Jawaabta:

Waa riyo fiican oo tilmaamaysa inaad heli doonta wax kaa farxinaya, riyada salaan waa nabad iyo wanaag qof ay la soogudboonaanayaan noloshiisa. Ryada saaxiibka iyo qaaraanada iyo salaanta inta badan farxad ayay tilmaamaysaa.

Marka waa khayr inshaa Allaah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More