Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya
Su’aasha:
Asc, Waan idin salaamey bahda Daruur web, aad baad u mahadsan tahay wll, in kastoo ay tahay markii iigu horeysey ee aan webka su’aal usoo bandhiganayo hadana in badan waan la socon jiray, Hadaan su’aashayda gudaha usii galo: “Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya” Marka walaal bal riyadaas ii macnee, Thanks kun jeer iyo ka badan.
