Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Su’aasha:

Asc gudomiye waxan riyo Ku arkay laba nin oo midi ii wata ana an dhumanayo kadibna aan soo galay meel meeshasna Waxa jogay sheikh cumar faruq Allah u naxariste kadibna nimankii I eryanaayay ilma dhalinyaro ah oo Iska cadi ah bey noqdee ana markaas waxaan wataa seef an islahaa haday Ku so aadan isaga celi oon Ku waabinaayay waxan Ku iri mid k amid ah maxa rabten wacuna yiri heblaa I diiday Wana la shekesanayay kadib markas meshaas aan so galay caadi bey Iska ahayd mida kale Isla qolka shiqa Ku jiray waxan aarkay ilma yar oo sariir saran oo kitaabka quranka agyaal u ilmaha Ku jifo quranka ana an kaso bixinaayo quranka ilmaha Ku dhididay Waxa taas I Sii raacsanayd waxan arkay anigo dad ducaynayo on la jogo ana an Isla markasba an Qiblada u jestay aniga iyo qof kale an garanayn ano Aminta Ku hayo Riyadan San ayan u arkay o HAL ayay I ahyad Sory big man.

Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq
Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay inaad ku dadaasho diinta iyo tafsiirka quraanka kariimka, sheekh Cumar Alfaaruuq waa sheekh caan ku ah fasiraadda quraanka kariimka, sidoo kale kitaabka quraanka ilmaha yar ag yaalay waxaa loola jeedaa in aan lagu dadaalin quraanka iyo akhriskiisa iyo tafsiirkiisa, waxaa dhici karta dad inay kaa reebaan ama kaa hor istaagaan quraanka inaad barato fasirkiisa marka ku dadaal inaad barato diinta iyo cilmiga diinta.

Seefta aad wadato waa awood aad yeelan doonto oo aad ka hor tagi doonto dadka aan toosnayn.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More