Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Dec 15, 2021 1,233 0 Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi walaal ii fasira. Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada la soo gudboonaanaya wuxuu noqon karaa guur haddaad tahay naag aan la qabin, haddii xaas aad tahayna waxaa lagu fasiri karaa dhiiga caadada uur, guud ahaan waa isbadal fiican. Dhiiga caadadaRiyada Dhiiga Caadada 0 1,233 Share