Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan

Su’aasha:

Asc walaalaha waxaan ku riyoode taxi baan meel u raacayaa waan kadagin meel ay joogaan koox dumar ah way idilayaan ilmo bay iga soo ridayaan kadib waxaa i arkaya nin gaari cad wata wuu igu soo ordaya si uu iiga qabto gaarigi buu gaari kale ku dhufan waxba gaari mayan jug bes wuu soo deegaya ana wan ka baxsan dumar kii waxaan wayaya boorsadi gacanta islan dariskayga ah baa meel iga soo bixinaysa saan u ordayo baan ninki isoo socday labta ka galaayaa.

Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan
Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan

Jawaabta:

Riyada waa digniin lagaaga digayo dad xaasid ah waliba dumar ah oo aan kula rabin nin daacad kuu ah ha ahaado ninkaas ninkaaga haddaad xaas leedahay ama qofka ku guursan lahaa haddaad doob tahay, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa ninkaas inuu dhib kasoo gaaraya arrimaha ay dumarkaas maleegayaan adigana murugo iyo mashaakil inaad kala kulmi doonto dadkaas.

Marka guud ahaan iska ilaali dadka xaasidka ah oo labada wejig leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More