Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan
Su’aasha:
Asc walaalaha waxaan ku riyoode taxi baan meel u raacayaa waan kadagin meel ay joogaan koox dumar ah way idilayaan ilmo bay iga soo ridayaan kadib waxaa i arkaya nin gaari cad wata wuu igu soo ordaya si uu iiga qabto gaarigi buu gaari kale ku dhufan waxba gaari mayan jug bes wuu soo deegaya ana wan ka baxsan dumar kii waxaan wayaya boorsadi gacanta islan dariskayga ah baa meel iga soo bixinaysa saan u ordayo baan ninki isoo socday labta ka galaayaa.
