Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya

Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya

Riyada:

waxan ku riyoday anoo naas siinaya abeso oo aan ilko qabin kadib hooyadey ayaa igu tiri middan nuuji naaska waxay ii dhiibtay abeeso kale, waxay ahayd abeeso ilko leh waa ka cabsanaayay waxan ka baqay inay i qaniinto hoyadeyda iyo walalkeyga waxay iga dhadhiciyeen inaysan wax i yeelaynin wa inan gacanta ku furaa afkeeda oo naaska aan saara maxaa lgu fasiri kara riyadaas.

Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya
Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow kugu ah inaad wax u qaban doonto taasna waxaa sabab u noqonaya hooyadaa iyo walaalkaa, waxaa laga yaabaa dadkaas inay kuusoo maraan xagga hooyadaada ama walaalkaaga, marka iska ilaali dadka xunuxn,  abeesada waa cadow daran.

 

Riyada abeesada halkan ka daawo

Riyada abeesada
Riyada abeesada

The dream describes people who are hostile to you that you will do something for them and that is because of your mother and brother, those people may come to you towards your mother or brother, when you are careful of the bad people, the snake is a fierce enemy.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More