Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay

Su’aasha:

Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay markaas baan dhahay bur iyo saanbuus isii aniga jabsaday ayaa waxaa soo galay wiil yar oo aad u jeclaa waxaana la dhahay way dhamaatay tan baa u damdaysay intuu baxay ayuu ooyay ana xoogaa waka naxay riyaas maxay noqo naysaa
Waana riyadii iigu horaysay aan ku riyoodo maxaa riyoo yinka iga xiray wll💥

Waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay
Waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dad ay jiraan adiga aad jeceshay oo kaalmo kaaga baahan waxay noqon karaan qaraabo ama dad saaxiibo aad tihiin, marka waxaa lagaa rabaa inaad fiiro gaar u yeelato dadka aan wax haysanin oo dhibka haysta ama gaajada ku seexda.

Exit mobile version