Riyada soorta oo la cunayo aan la laqaynin

Su’aasha: Asc gudomiye: waxan Ku riyooday anigoo soor Ka cunayo dhulka laakin ma aanan laqanynin soorta Jawaabta: Waa lacag aad heli doonto oo laakin aan kugu dagaynin oo aadan wax ku qabsanaynin soorta waa arsaaq iyo nolol. Waxaa laga yaabaa riyada inay tahay digniin lagaaga digayo lacag ama badeeco oo aan faa’ido kugu jirin.
Waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay markaas baan dhahay bur iyo saanbuus isii aniga jabsaday ayaa waxaa soo galay wiil yar oo aad u jeclaa waxaana la dhahay way dhamaatay tan baa u damdaysay intuu baxay ayuu ooyay ana xoogaa waka naxay riyaas maxay noqo […]
Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya

Su’aasha: asc wr wb sheekh waxaan saaki ku riyoodey anigo xaaskega ii keentey soor macaan badan oo aad ucad oo caano ari laigu darey soortii marki hore maraq an macaanen aya la igu darey markan cuni waayey ayaa waxey ikentey maraq kale oo macaankisa aan ulayaabey soorta ad buu ucadaa caanaha sido kale cadan zaaid […]
