Waxa lagu daaweeyo dheefshiidka dabiici ahaan
Su’aasha:
Asc walalaha qaliga ah page kan aad aya lagu faaiiday run ahaantii wan ku mahadsantiin shaqada ad no hysaan su.ashayda hadaan u gudbo wll waxan aan ahy helobacter bacteriaya lagu sheegay si kasta ha ahaatee wan ka bogsaday ugu danbyn alx lkn arin kle aya so korodhay dheefshiid xumu aya jirta ayeu idhaheen oo xita mararka qaar saxarada ayaan ku arka cunadii aan cunay marka daawo ayey iso qoreen isbedel wan daremay lkn xoga waxba jira ayey idhaheen hadana marka tallo ahaan dibiici maxa lagu so celin kara dhecanadii dheefshiidka filfilka wan maqlay marka wixii kle walalaha ha iigu daraan tnks kana rali ahaada hadalka dheer.
