Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Su’aasha:

Asc wlalayaal ad ban idin salamayaa.
Waxan rabaa labo suaal in LA iga jawaabo

Mida kowaad .maxaa sababa gadhaha laga dheh hadlaay

Mida labaad
Maxaa keena culayska saaidka ah la dareemo marka wax ban rabtid sida wax aqriska kalsoni la.aanta dabeecad xumo iyo mararka qaar xanaaq said ah xitaa waxan garay in an shukansiga dhan naco gabadha markan barto wax yar kadib wan kala tagaynaa dhipkana dhankayga ayu ka imanaa . Madhsanid

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan
Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Jawaabta:

Mida koowaad waxay noqon kartaa cudur nafsi ah, ama jinni inuu qofka saameeyo, taas waxaa lagu ogaan karaa qofka marka baaritaan lagu sameeyo.

Midda labaad waa cudur nafsi ah wuxuu ka imaanayaa xaaladda aad ku jirto, waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka fikirto wixii naftaada u wanaagsan

oo aad ka fogaato wixii dhib kuu keenaya, waxa ugu weyn oo  aad isku daaweyn karto waa iimaanka Alle iyo ku dhaqanka diinta iyo xuska Alle

 

Daawada cudurka niyadjabka Depression ee ugu fiican

Sida loo daaweeyo niyadjabka iyo walwalka xiliga qorraxdhaca

 

The first one could be a psychological illness, (Mental disorder) or a demon affecting a person, this can be detected by testing the person.

The second one is a psychological illness that comes from the situation you are in, you need to think about what is good for yourself

and avoid what causes you harm, the biggest thing that can cure yourself is true faith, and practicing religion and remembering Allah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More