Site icon Daruur درور

Wareerka dhiiga caadada sababaha keena

Wareerka dhiiga caadada sababaha keena

Su’aasha:

Warerka dhiga cadada ekfashinka miya u sababab ah?

Wareerka dhiiga caadada sababaha keena
Wareerka dhiiga caadada sababaha keena

Jawaabta:

Caadada inay qasanto ama ay kasoo daahdo waqtiga saxa ah waxaa keena sababo badan, tusaale ahaan gabadha inay la soo gudboonaadaan xaalado cudur ama safar ama dhibaatooyin kale, sidoo kale daawooyinka uurka reeba (Birth Control Pills) ama infekshanka xubinta  taran gudaha ama minka afkiisa ama bararka afka ilmgaleenka ama xuubka minka inay dhibaato ka taagan tahay, sababahan iyo sababo kale ayaa keeni kara dhiiga caadada inuu wareero oo uu imaan waayo waqtiga loogu talaggalay, haddii dhiiga wareer galo waxaa adkaanaysa inay uur qaaddo gabadha sidoo kale xanuun ayay kala kulmaysaa dhiiga caadada,

ekfashinka waxaa la dhihi karaa waa sabab ka mid ah sababaha

Marka caadada igu dhacdo caloosha ayaa i bararto

إن عدم انتظام الدورة الشهرية أو تأخرها في الوقت المناسب يعود لأسباب عديدة

منها على سبيل المثال تعرض الفتاة للمرض أو السفر أو مشاكل أخرى ،

وكذلك حبوب منع الحمل أو التهاب العضو التناسلي الداخلي  إذا كانت هناك مشكلة في عنق الرحم

فهذه الأسباب وغيرها من الأسباب يمكن أن تتسبب في اضطراب الدورة الشهرية وعدم  مجيئها في الوقت المحدد لها.

يمكن القول أن  الالتهاب هو أحد الأسباب

Exit mobile version