War degdeg: New Zealand aadaanka Talefiishanka laga deyn doono
Weerarka ka dhacay dalka New Zealand oo arrimo badan keenay,
waxaa ka mid arrimaha muhimka ah, RW New Zealand Jacinda Ardern waxay go’aamisay in laga baahiyo aadaanka talafiishanka dowladda iyo idaacadda.
