Walaashey waxay ku riyootay aabe oo la dilayo
Su’aasha:
asc walalaha daruur aad ugu xiranahay keep going idin leeyahay een waxan rabay in riyadan laiifisiro aabaheyga isbuucan dhexdiisa ayuu soo iibiyay dhul uulahaa oo lacag badan uu kusoo iibiyay nolosheenana sidii hore waa kabadalantay alx lkn gabar iga weyn walashee ah ayaa waxee kuriyootay xaleey aabe oo la dilayo oo xabad lagu dilaayo ninka dilayana mooto fekon u kasoo dagana anaga dhan na dhaawac aanagarayo marka wlal iifasir adinkoo mahadsan waana welwelsanahay.

Waxan ku riyoday magaca alwaxid allh iyo magaca nabi mohamed scw wxayna ahayen arabic cirka ayey ku soo qormen ana baqayay ariga iyo qof ayan e heen mel ayan u soconay
walaal kusoo qor riyada goobta talada lagasoo diro meeshan waa meesha comentiga
mahadsanidiin sxbyaal niigu faanaa
inta badan jawaabta maalin ayay qaadataa maxaayeelay su’aalo badan ayaa loosoo diraa webka marka hadaad su’aal soo qorto ha degdegsanin