Wacyigelinta corona virus iyo Soomaalida
Sida ay shacabka soomaliyeed u qaadanayaan wacyigelinta cudurka corona virus.
Gabar soomaaliyeed gobolka banaadir
maamulka gobolka banaadir iyo wasaaradda oqaafta iyo wasaaradda warfaafinta ayaa isku kaashaday in layska wacygeliyo cudurka corona virus oo aad ugu faafaya dunida.

Gabar soomaaliyeed gobolka banaadir






shacabka soomaaliyeed oo ka mid ah shucuubta dagaalada kusoo jiray waayadii dambe ayaa u baahan wacyigelin iyo gargaar.
sawirada waa gobolka banaadir.